Pope Francis oo booqanaya Mid ka mid ah dalalka Islaamka oo Martiqaaday

Wadaadka ugu weyn mad’habta diinta Katooliga ah Pope Francis ayaa maanta galinka dambe booqanaya dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, waana booqashadii ugu horeysay ee uu dalkaasi ku tago. Pope Francis Waxaa marti-qaad u sameeyay Hoggaamiyaha Abu Dubai, Shiikh Mohammed bin Zayed Al-Nahyan waxaana lagu wadaa inuu ka qayb galo shir diimeed ka dhacaya Imaaraadka . Waxaa … Continue reading Pope Francis oo booqanaya Mid ka mid ah dalalka Islaamka oo Martiqaaday